Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii maalmahaasu noo dhammaadeen ayaannu ka tagnay oo sii soconnay; oo dhammaantood, iyaga iyo dumarkoodii iyo carruurtoodiiba, ayay na sii ambabbixiyeen ilaa magaalada dibaddeeda; markaasaannu xeebta ku jilba joogsannay oo tukannay,

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 21

arki Falimaha Rasuullada 21:5 macnaha guud