Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 21:35-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Oo markii Bawlos sallaankii fuulay, waxaa dhacay in askartii kor u qaadday isagii dadkii badnaa xooggooda aawadiis,

36. waayo, dadkii faraha badnaa waa daba socday, iyagoo qaylinaya oo leh, Naga fogeeya.

37. Markay u dhowayd in Bawlos qalcaddii la keeno ayuu sirkaalkii sare ku yidhi, Ma ii suurtowdaa inaan wax ku idhaahdo? Markaasuu ku yidhi, Af Gariig ma taqaan?

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 21