Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 21:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu noo yimid ayuu qaatay Bawlos dhex-xidhkiisii oo ku xidhxidhay gacmihiisii iyo cagihiisii isagoo leh, Ruuxa Quduuska ahu sidaasuu leeyahay, Yuhuudda Yeruusaalem joogtaa sidaasay u xidhi doonaan ninka dhex-xidhkan leh, oo waxay isagii u gacangelin doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 21

arki Falimaha Rasuullada 21:11 macnaha guud