Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 21:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid Rodos, meeshaasna waxaannu ka aadnay Batara;

2. oo markaannu helnay doonni Foynike u sii dhaafaysa ayaannu fuulnay oo ku dhoofnay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 21