Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 20:36-38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

36. Markuu waxaas ku hadlay dabadeed ayuu jilba joogsaday oo la tukaday dhammaantood.

37. Markaasay kulligood aad u wada ooyeen, oo Bawlos qoorta kaga dhaceen oo dhunkadeen,

38. iyagoo sida badan ka caloolxun hadalkuu ku hadlay oo ahaa inayan mar dambe wejigiisa arki doonin. Markaasay sii ambabbixiyeen isagii ilaa doonnidii.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 20