Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 19:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad arkaysaan oo aad maqlaysaan in Bawloskanu sasabay oo jeediyey dad badan, oo aan kuwii Efesos oo keliya ahayn, laakiin kuwii joogay Aasiya badidood, isagoo leh, Ilaahyo gacmo lagu sameeyo, ilaahyo ma aha.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 19

arki Falimaha Rasuullada 19:26 macnaha guud