Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kuwo Yuhuudda wareegi jirtay ka mid ah oo jinniyosaarayaal ah baa waxay ku talo jireen inay kuwii jinniyada qabay ka dul yidhaahdaan magaca Rabbi Ciise, iyagoo leh, Waxaan idinku dhaarinayaa Ciisaha Bawlos dadka ku wacdiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 19

arki Falimaha Rasuullada 19:13 macnaha guud