Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 18:27-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Oo markuu damcay inuu u sii dhaafo Akhaya, ayaa walaalihii dhiiro geliyeen, oo waxay xerta u qoreen inay soo dhoweeyaan isagii; markuu yimidna aad buu u caawiyey iyagii, kuwaasoo nimco ku rumaystay,

28. maxaa yeelay, si xoog leh ayuu Yuhuuddii u garansiiyey oo caddaan ugu tusay Qorniinka in Ciise yahay Masiixa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 18