Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo leh, Niman yahow, maxaad waxyaalahan u samaynaysaan? Annagu waxaannu nahay niman idinla dabiicad ah, oo waxaannu idiin keenaynaa war wanaagsan inaad ka soo jeesataan waxyaalahan aan micnaha lahayn oo u jeesataan Ilaaha nool, kaasoo sameeyey samada iyo dhulka iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan,

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 14

arki Falimaha Rasuullada 14:15 macnaha guud