Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkay codkii Butros garatay, farxad darteed bay albaabka u furi weyday, laakiin gudaha bay ku orodday, wayna sheegtay in Butros iridda hor taagan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12

arki Falimaha Rasuullada 12:14 macnaha guud