Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 11:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waxaan joogay magaalada Yaafaa la yidhaahdo oo waan tukanayay, markaas waxaan khilaawo ku arkay riyo oo ahayd weel soo degaya sida shiraaq weyn oo kale oo afartiisa geesood samada lagaga soo dejinayo; wuuna ii soo dhowaaday,

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 11

arki Falimaha Rasuullada 11:5 macnaha guud