Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Efesos 3:20-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Haddaba kan awooda inuu inoo sameeyo wax aad iyo aad uga sii badan waxa aynu weyddiisanno ama ku fikirno oo dhan sida u yahay xoogga inaga dhex shaqeeya,

21. isaga ammaanu ha ugu ahaato kiniisadda iyo Ciise Masiixba tan iyo qarniyada oo dhan iyo weligiis iyo weligiisba. Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Efesos 3