Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kuwa u adeega waxa ah u-ekaanta iyo hooska waxyaalaha jannada, sidii Muuse loogu digay kolkuu ku dhowaa inuu taambuugga sameeyo. Waayo, wuxuu yidhi, Aad ugu fiirso inaad wax walba u samayso siduu ahaa u-ekaanshihii buurta lagugu tusay.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 8

arki Cibraaniyada 8:5 macnaha guud