Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 8:12-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Waayo, iyagoo xaqdaran baan u naxariisan doonaa, Dembiyadoodana kol dambe ma xusuusan doono.

13. Kolkuu yidhi, Axdi cusub, ayuu kii hore duug ka dhigay. Laakiin kan duugoobayaa oo gaboobayaa wuxuu u dhow yahay inuu libdho.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 8