Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo runtii kuwii qoladii Laawi oo helay shuqulka wadaadnimada waxay haystaan amar ay dadka kaga qaataan meeltobnaadka sida sharcigu leeyahay, kuwaas waxaa weeye walaalahood in kastoo ay kuwanu ka yimaadeen xanjaadka Ibraahim.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 7

arki Cibraaniyada 7:5 macnaha guud