Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 4:14-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. Haddaba innagoo leh wadaad sare oo weyn, kan samooyinka sii dhex maray, kaas oo ah Ciisoo Wiilka Ilaah ah, aynu qirashadeenna xajinno.

15. Waayo, ma aynu lihin wadaad sare oo aan itaaldarradeenna ka nixi karin, laakiin waxaynu leennahay mid si walba loo jirrabay sideenna oo kale, oo aan weliba dembi lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 4