Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, hadalka Ilaah wuu nool yahay, waana shaqeeyaa, oo waa ka af badan yahay seef kasta oo laba af leh, isagoo ka dhex dusaya ilaa kala soocniinta nafta iyo ruuxa, iyo xubnaha iyo dhuuxaba, waana kala gartaa fikirrada iyo waxyaalaha qalbiga ku jira.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 4

arki Cibraaniyada 4:12 macnaha guud