Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cibraaniyada 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haabiil rumaysad ayuu Ilaah ugu bixiyey allabari aad uga wanaagsan kii Qaabiil, sidaas daraaddeed waxaa loogu markhaati furay inuu xaq yahay, Ilaahna waa ka markhaati furay hadiyadihiisii. Saas daraaddeed isagoo dhintay ayuu weli hadlaa.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 11

arki Cibraaniyada 11:4 macnaha guud