Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Timoteyos 2:25-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. oo si qabow u edbiya kuwa isaga diida; mindhaa Ilaah waa siin doonaa toobadkeenid inay runtay gartaan,

26. oo ay dabinka Ibliiska ka baxsadaan, iyagoo lagu qabtay si ay muraadkiisa u yeelaan.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Timoteyos 2