Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Timoteyos 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ku mahadnaqayaa Ilaaha aan qalbi daahir ah ugu adeego siday awowayaashay ugu adeegi jireen, anigoo habeen iyo maalinba joogsila'aan baryadayda kugu xusuusanaya.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Timoteyos 1

arki 2 Timoteyos 1:3 macnaha guud