Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qof kastaa wax ha u bixiyo siduu qalbiga ka goostay, oo yaanu ku bixin caloolxumo ama qasab, waayo, Ilaah wuxuu jecel yahay kan farxad wax ku bixiya.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 9

arki 2 Korintos 9:7 macnaha guud