Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taas aawadeed waxaan u maleeyey inay dhaanto inaan walaalaha ka baryo inay hortay idiin yimaadaan, inay hore diyaar uga sii dhigaan deeqda aad ballanqaaddeen, inay taasi diyaar u ahaato deeq ahaan, mana aha qasab ahaan.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 9

arki 2 Korintos 9:5 macnaha guud