Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaannu iyaga la dirnay walaalkeen kan aannu marar badan caddaynay inuu waxyaalo badan ku dadaalo, haddeerna weliba wuu ka sii dadaal badan yahay hubaasha weyn ee uu xaggiinna ku qabo aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 8

arki 2 Korintos 8:22 macnaha guud