Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 7:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

mana aha imaatinkiisa oo keliya, laakiin wuxuu nagu dhiirrigeliyey dhiirrigeliskii aad isaga dhiirrigeliseen. Wuxuu noo sii sheegay xiisaha iyo caloolxumaanta iyo dadaalka aad ii qabtaan, si aan weliba aad ugu sii farxay.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 7

arki 2 Korintos 7:7 macnaha guud