Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 7:15-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Jacaylkiisuna wuu ku sii badan yahay xaggiinna, maxaa yeelay, wuxuu xusuustaa dhammaantiin addeeciddiinna iyo sidaad idinkoo cabsanaya oo gariiraya u dhowayseen.

16. Waan ku faraxsanahay inaan wax walba kalsooni weyn idiinku qabo.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 7