Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 12:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan ka cabsanayaa in, kolkaan imaado, aan idinka waayo sidaan doonayo inaad ahaataan, idinna aad iga weydaan sidaad doonaysaan inaan ahaado, waaba intaasoo ay jiraan dirir, iyo masayr, iyo xanaaq, iyo iskala qaybqaybin, iyo cay, iyo xan, iyo qabweynaan, iyo rabshooyin;

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 12

arki 2 Korintos 12:20 macnaha guud