Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markan waa markii saddexaad oo aan diyaar u ahay inaan idiin imaado; oo idinma culaysin doono, maxaa yeelay, idinkaan idin doonayaa ee ma doonayo wixiinna; waayo, ma aha inay carruurtu waalidkood wax u kaydiso, laakiin waa inuu waalidku carruurta wax u kaydiyo.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 12

arki 2 Korintos 12:14 macnaha guud