Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 11:32-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

32. Xagga Dimishaq taliyihii ka hooseeyey boqorkii Aretas ahaa ayaa gaadh ka qabtay magaalada reer Dimishaq si uu ii qabto.

33. Markaas anigoo dambiil ku jira ayaa daaqad xagga derbiga hoos laygaga dejiyey oo aan gacmihiisii ka baxsaday.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 11