Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu ma Masiix bay u adeegaan? Si ka sii badan ayaan ugu adeegaa. Sidii qof waalan ayaan u hadlayaa. Waan ka hawlo badnaa, waanan ka xabsi badnaa, karbaashyo tirola'aan ahna waa laygu dhuftay, marar badanna dhimashaan ku dhowaaday.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 11

arki 2 Korintos 11:23 macnaha guud