Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Korintos 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aniga qudhayda oo Bawlos ah waxaan idinku baryayaa qabownimada iyo raxmadda Masiixa, anigoo is-hoosaysiiya markaan dhexdiinna joogo, laakiin xaggiinna geesi ku ah markaan idinka maqnahay.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Korintos 10

arki 2 Korintos 10:1 macnaha guud