Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Butros 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigoo ah Simoon Butros, oo addoon iyo rasuulba u ah Ciise Masiix, waxaan warqaddan u qorayaa kuwa helay iimaan qaali ah oo keenna la mid ah, oo ku helay xaqnimada Ilaaheenna iyo Badbaadiyeheenna Ciise Masiix.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Butros 1

arki 2 Butros 1:1 macnaha guud