Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Yooxanaa 4:20-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Haddii qof yidhaahdo, Ilaah waan jeclahay, oo uu walaalkiis neceb yahay, waa beenaaleh, maxaa yeelay, kan aan jeclayn walaalkii uu arko sidee buu u jeclaan karaa Ilaaha uusan arag?

21. Oo waxaynu isaga ka haysannaa qaynuunkan, kaas oo ah, Kii Ilaah jecel, walaalkiina ha jeclaado.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 4