Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Yooxanaa 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal ogaada siduu yahay jacaylka Aabbuhu ina siiyey, taasoo ah in laynoogu yeedho carruurta Ilaah, oo saasaynu nahay. Sidaa aawadeed dunidu ina garan mayso, maxaa yeelay, isagaba ma ay garanaynin.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Yooxanaa 3

arki 1 Yooxanaa 3:1 macnaha guud