Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Timoteyos 5:6-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Laakiin tii raaxaysi u noolaataa waa meyd intay nooshahay.

7. Waxyaalahan ku amar inay ceeb la'aadaan.

8. Laakiin qof hadduusan dadkiisa dhaqaalayn, khusuusan kuwa gurigiisa jooga, kaasu iimaankuu ka hor yimid, wuuna ka sii liitaa mid aan rumaysanayn.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Timoteyos 5