Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Timoteyos 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kalena caawiyayaasha kiniisaddu waa inay ahaadaan dad la maamuuso oo ayan noqon laba-hadallayaal, oo ayan khamri badan cabbin, oo ayan faa'iidada ceebta ah jeclaan.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Timoteyos 3

arki 1 Timoteyos 3:8 macnaha guud