Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Timoteyos 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaynu u og nahay, sharciga looma samayn nin xaq ah, laakiin waxaa loo sameeyey sharcilaawayaasha, iyo caasiyiinta, iyo cibaadalaawayaasha, iyo dembilayaasha, iyo kuwa aan quduuska ahayn, iyo kuwa nijaasta ah, iyo kuwa aabbahood dila, iyo kuwa hooyadood dila, iyo gacankudhiiglayaasha,

akhri dhamaystiran cutubka 1 Timoteyos 1

arki 1 Timoteyos 1:9 macnaha guud