Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Timoteyos 1:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Anigoo Bawlos ah oo rasuulkii Ciise Masiix ku ah amarka Ilaaha Badbaadiyeheenna ah iyo Ciise Masiix oo rajadeenna ah,

2. waxaan warqaddan u qorayaa Timoteyos oo xagga iimaanka ku ah wiilkayga runta ah. Nimco iyo naxariis iyo nabadu ha kaaga yimaadeen Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbigeenna Ciise Masiix.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Timoteyos 1