Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Tesaloniika 1:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Annagoo ah Bawlos iyo Silwanos iyo Timoteyos waxaannu warqaddan u qoraynaa dadka Tesaloniika kiniisaddooda oo ku jirta Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix. Nimco ha idinla jirto iyo nabadu.

2. Had iyo goorba Ilaah baannu idiinku mahadnaqnaa kulligiin, annagoo baryadayada idinku xusuusanayna.

3. Waxaannu joogsila'aan Ilaaheenna oo ah Aabbeheenna hortiis ku xusuusannaa shuqulka rumaysadkiinna iyo hawsha jacaylkiinna iyo dulqaadashada rajadiinna ee ku jira Rabbigeenna Ciise Masiix.

4. Annagu waannu og nahay, walaalaha Ilaah jecel yahayow, in Ilaah idin doortay,

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 1