Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Tesaloniika 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Annagoo ah Bawlos iyo Silwanos iyo Timoteyos waxaannu warqaddan u qoraynaa dadka Tesaloniika kiniisaddooda oo ku jirta Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix. Nimco ha idinla jirto iyo nabadu.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Tesaloniika 1

arki 1 Tesaloniika 1:1 macnaha guud