Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuhuudda waxaan u noqday sida Yuhuudi oo kale, si aan Yuhuud kale u soo kordhiyo. Kuwa sharciga ka hooseeyana, sida mid sharciga ka hooseeya ayaan u noqday, aniga oo aan sharciga ka hoosayn, si aan kuwa sharciga ka hooseeya u soo kordhiyo.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 9

arki 1 Korintos 9:20 macnaha guud