Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 9:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Miyaanan xor ahayn? Miyaanan rasuul ahayn? Miyaanan arkin Rabbigeenna Ciise? Miyeydnaan ahayn shuqulkayga xagga Rabbiga?

2. Xataa haddaanan kuwa kale rasuul u ahayn, idinka waa idiin ahay, waayo, waxaad tihiin shaabadda rasuulnimadayda xagga Rabbiga.

3. Daafacaaddayda aan kuwa i imtixaama iskaga daafaco waa tan.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 9