Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 7:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan waxaan idinku leeyahay waxtarkiinna aawadii ee ma aha inaan qool idin geliyo, laakiin in waxa roon la arko iyo inaad Rabbiga u adeegtaan kalajeedsadla'aan.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 7

arki 1 Korintos 7:35 macnaha guud