Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ninka aan rumaysanayni wuxuu quduus ku noqdaa xagga naagta, oo naagta aan rumaysanaynina waxay quduus ku noqotaa xagga ninka rumaysan, haddii kale carruurtiinna wasakh bay ahaan lahaayeen, laakiin haatan waa quduus.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 7

arki 1 Korintos 7:14 macnaha guud