Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cuntada waxaa loo sameeyey caloosha, calooshana cuntada, laakiin Ilaah baa baabbi'in doona tan iyo taaba. Jidhka looma samayn sinada ee waxaa loo sameeyey Rabbiga, Rabbiguna jidhkuu xannaaneeyaa.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 6

arki 1 Korintos 6:13 macnaha guud