Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Khamiirkii hore iska safeeya inaad noqotaan cajiin cusub sidii idinkoo aan khamiirsanayn. Waayo, Masiixa ah Kormariddeenna waa la sadqeeyey.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 5

arki 1 Korintos 5:7 macnaha guud