Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taa aawadeed wakhtiga hortiisa waxba ha xukumina ilaa Rabbigu imanayo, kan waxyaalaha qarsoon ee gudcurka iftiimin doona oo muujin doona tashiyada qalbiga, oo markaas nin kastaaba wuxuu ammaantiisa ka heli doonaa Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 4

arki 1 Korintos 4:5 macnaha guud