Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaasna ayaannu ku hadalnaa, kumase hadalno hadallo la baro ee ah xigmadda dadka, laakiin waxa Ruuxu baro, annaga oo waxyaalaha ruuxa ah ku simayna waxyaalaha ruuxa ah.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 2

arki 1 Korintos 2:13 macnaha guud