Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 16:21-24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. Anigoo Bawlos ah ayaan salaantan gacantayda ku qorayaa.

22. Qof uun hadduusan Rabbiga jeclayn, ha inkaarnaado. Rabbigeennu waa imanayaa.

23. Nimcada Rabbi Ciise Masiix ha idinla jirto.

24. Dhammaantiin jacaylkaygu ha idinla jiro xagga Ciise Masiix. Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 16