Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 16:20-24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Walaalaha oo dhammu way idin soo salaamayaan. Isku salaama dhunkasho quduus ah.

21. Anigoo Bawlos ah ayaan salaantan gacantayda ku qorayaa.

22. Qof uun hadduusan Rabbiga jeclayn, ha inkaarnaado. Rabbigeennu waa imanayaa.

23. Nimcada Rabbi Ciise Masiix ha idinla jirto.

24. Dhammaantiin jacaylkaygu ha idinla jiro xagga Ciise Masiix. Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 16