Axdiga Hore

Axdiga Cusub

1 Korintos 15:57-58 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

57. Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix.

58. Sidaa daraaddeed, walaalahaygii aan jeclahayow, noqda kuwa adag, oo aan dhaqaaqayn, oo had iyo goorba shuqulka Rabbiga si aad ah u sameeya, idinkoo og hawshiinnu inayan khasaare ahayn xagga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 15